Qaabka aan u shaqeyno
habka ug habbon gancsigaaga ee dinca suuq-gaynta internteka
1) Baadhitaan |
2) Abuurista fikrado saxda ah |
3) nashqadeynta koobsiga
|
waxa aan aaminsanahay
Awooda xayeysiinta iyadoo la abuurayo koobsiga saxda ah
isla markaana loo geeyo dadka saxda ah waqtiga saxda ah.
isla markaana loo geeyo dadka saxda ah waqtiga saxda ah.
Adeegyada
ka hel dhammaan xayeysiiska koobsigaaga internetka ah hal meel
samaynta koobsigahel koobsiga ku habboon xayeysiintaada oo tayo sare leh |
kala taliinta suuqgeynta internetkaqorshayaasha iyo istiraatiijiyadaha xayeysiinta internetka |
faafinta koobsiga hel dhammaan adeegyada fafiinta
ee xayeysiinta internetka |
wax ka akhri suuqgeynta internetka
Markay tahay guusha ganacsigaaga, suuqgeynta internetka ayaa door muhiim ah ka ciyaara. Si aad u suuq geyso naftaada iyo si aad u hormariso alaabadaada iyo adeegyadaaga, waxaad u baahan tahay taageerada suuqgeynta internetka. Haddii aad qorsheynaysid inaad ganacsi bilowdo ama aad rabto inaad horumariso gancsigaaga. Suuqgeynta internetka ayaa kaa caawin doonta hagaajinta aragtidaada ganacsiga, iibka iwm. Sida darteed ka khari wax Suuqgeynta internetka
kobci ganacsigaaga iyada oo loo marayo koobsi wax ku ool ah
waa la heli karo waqti kasta