services
Internet marketing management
all in one place
planningyoolalka saxda ah
|
TAF
Tracking, Analyzing and Feedback service
|
optimization
Kadib mark aad waxbadan ka ogaatay macaamiishaada oo tijaabisaay Xayeysiintaadu inay shaqeyneyso iyo in kale iyo sida aad u heli karto macaamiisha saxda ah, hada waa waqtigii aad dajin laheyd suuqgeynta saxda ah waana tan waxa adeegani kuu qabnaayo.
|
Internet Marketing Consulting
talooyinka ugu fiican ee suuqgeyntaada internetka si aad natiijo uga hesho xayeysiintaada
content makingsi xayeysiintaadu u noqoto mid wax ku ool ah waxaad u baahan tahay inaad sameyso xayeysiiska saxda ah ee ka bixiya macluumaadka saxda ah.
Dhibaatada inta badan xayeysiisyadu waa inaysan si fiican u qorsheysan oo aysan siin karin macluumaadka saxda ah macaamiisha saxda ah waxaan ku xallin karnaa dhibaatadan anagoo adiga ku siinayna talo iyo talaabooyin kugu habboon |
social mediamaalmahan halka ay joogan dhagaystayaasha ugu badan?
dabcan social media-ah. waana inaad si toos ah ula xidhiidhtaa dhagaystayaasha si aad kor ugu qaaddo gancsigaaga, tan suurtagal maaha la’aanta social media ah. waxaanan bixinnaa la-talin iyo talaabooyinka ugu sarreeya ee lagu kobcinaayo suuq-geynta warbaahintaada bulshada |
planningwaxaad u baahan tahay inaad sameyso qorshooyin saxa ah ee suuqgeyntaada internetka si aad u hesho natiijada saxda ah. qorshaha saxda wanaagsna waa tallaabada koobaad ee suuq geyn guul laga gaadhi kaaro.
Waxaan bixinnaa talo bixinno iyo talaabooyin loogu talagalay qorshe ku saleysan natiijada |
writings
Blogging
hel usbuuc walba 4 maqaal oo bartilmaameed ah oo
loogu talagalay dhagaystayaashaada internetka
loogu talagalay dhagaystayaashaada internetka
personal writings
u qor qoraaladaada sifiican ama u hel
qoraaladaada si habsami leh lo diyaariyey
qoraaladaada si habsami leh lo diyaariyey
E-Books
hel e-books "E-buuga" ku saabsan gancsigaaga
si aad dadka u baratid waxa aad qabtiid
u na bixiisid wacyigelin shirkadeed
si aad dadka u baratid waxa aad qabtiid
u na bixiisid wacyigelin shirkadeed
Guidelines.
Ku jihe dhagaystayaashaaga wax so saarkaga ama
adeegyadaada adoo adeegsanaya guidelines
(tilmaamo) adoo ka bilaabaya dhibaatooyinkooda
ilaa xalkaaga si aad ugu beddesho kuwa wax iibsada
adeegyadaada adoo adeegsanaya guidelines
(tilmaamo) adoo ka bilaabaya dhibaatooyinkooda
ilaa xalkaaga si aad ugu beddesho kuwa wax iibsada
other writing services
Facebook page posts, other social daily posts and etc.
Social media ads management
Adding |
|
Waxaan ku soo galin doonaa dhamaan xayeysiintaada si jadwal ah oo ku saleysan
waqtiga ay macaamiishaadu isticmaalaan warbaahinta bulshada.
Waxaan adeegsanaa istiraatiijiyadaha wax ku oolka ah ee lagu adeegsado
wax soo galinta social media ah.
Targeting the audiences |
|
dhagaystayaasha oo dhami maahan dhagaystayaasha
aad u baahan tahay sidaa darteed waxaad u baahan
tahay inaad beegsato dhagaystayaashaada saxda ah
waana tan aan samayn doonno
how to get a result
|
|
Natiijadu waa hadafka aad ka rabto suuqgeynta
warbaahinta bulshada, waxaanuna maareyn doonnaa
dhammaan dadaallada si loo gaadho natiijadaas
About the services
we are so oriented to gain a result you want from all the services you choose to get, we want to see our customers grow more and more and to see the effective internet marketing.
our why is to grow more and more business. be with us.
our why is to grow more and more business. be with us.
follow our daily activities on social media to grow your business for free.